RSS

Kooxda Chelsea Oo maamulkeda sheegen Qaadista Koobka FA CUP

12 Mar

Kooxda Blues ayaa sheegay in qorshohooda Yahay in ay la wareegan Koobka FC Cup oo Haatan wareega Afarta ay la joogto kooxda Aston Vila waxaana ay sheegen ciyaartoyda kooxda Chelsea in ay ku tashadeen qaadista Koobka
koobkani oo ah kii sanadkii hore ay kaga Guulesteen kooxda Everton Fc ee Horyaalka dalka England ka dhisan ahna naadiyada heerka dhexe ee Horyaalkaasi

ugu danbeenti ciyaaryahanada naadiga ayaa waxaa ay diyaar garooben in ay ku guulestan koobkani markii labaad oo isku xigta

maamulka Bloga Superz09 Mohamed Tollman ayaa waxaa isaguna sheegay in ay soo qadimi doonan hadba meesha ay mareyso ciyaaraha FA Cup

Naadiga chelsea fc Noqo Taageraha ugu dhow waa kalmada Mohamed Tollman

Mohamed Tollman
superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Kooxda Chelsea Oo maamulkeda sheegen Qaadista Koobka FA CUP

Posted by on March 12, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: