RSS

Kooxda RealMadrid ayaa ka Hartay Koobka Champions Legue

12 Mar

Championska waxaa ay ka samirtay Real Madrid waxaana quusta xasuusisay kooxda LYon oo ciyaar xiiso badan uu kula qaatay Garoonka Real Madrid Lyon oo farance ka timid ayaa waxaa ay u Gudubtay wareega sideeda oo ah wareega ugu adag ee Champions-Legue

sidoo kale isla habeenkaasi waxaa soo gudbay naadiyada Man Utd iyo Arsenal iyo sidoo kale kooxda BayerMunich Fc

Mohamed Tollman
superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Kooxda RealMadrid ayaa ka Hartay Koobka Champions Legue

Posted by on March 12, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: