RSS

Naadiga Garsoor Oo sheegay in Ciyaaryahano Badan Ka dhoofen

12 Mar

Galkacyo sida ay sheegayaan wararka ka imanaya magalada galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug naadiga Garsoor ayaa waxaa inta badan ka tagay rag badan oo u ciyaari jiray

wararka ayaa sheegaya in raga ka tagay ay ka mid yihiin Ruush iyo Afleershe iyo rag kale oo badan

Maamulka Naadiya oo ka mid yahay Mohamed Tollman oo ku sugan magalada Bosaso ayaa sheegay in ay ka fiirsanayaan cida ay ku badalayaan naadiga raga ka baxay ee ka dhoofay

Mohamed Tollman ayaa sheegay in loo baahan ayahay rag xirfad yaqaan ah oo u yeesho naadiga maadama la dhisay oo la casriyeyay naadiyada kale ee Magalada Gaalkacyo

Mohamed Tollman
superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Naadiga Garsoor Oo sheegay in Ciyaaryahano Badan Ka dhoofen

Posted by on March 12, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: