RSS

Kooxda Chelsea Fc oo Xalay Laga Reebay Championes -Legue

17 Mar

Murinho Oo xalay si xarago leh u soo xaadiray


Drogba Oo dhaafi wayay Lucio

Drogaba Oo loo Taagay kaarka Gaduudan

ciyaartani oo ah ciyaar aan sidaa u sii adkeyn ayaa waxaa ay guusha ku raacda kooxda Inter Milan

waxaana ay ku soo dhamaatay 3-1 oo guusha ku raacda kooxda Inter Milan hase ahaate inter ciyaarta soo socota waxaa ka maqan ciyaaryahankooda Difaaca ee xalay Chelsea Ka fujiyay LUCIO oo Next Much Ku maqan

Sawirada:The Sun + Superz09
Mohamed Tollman
Superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Kooxda Chelsea Fc oo Xalay Laga Reebay Championes -Legue

Posted by on March 17, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: