RSS

Bandhiga Sawirada Iyo Todobaadkan FarTuun Birimo

19 Mar


Fartuu Birimo Iyo Cabdi Haybe Laambad oo bandhig u wada jooga dalka Swedan Gaar ahaan Magalada Gothenberg


Borka mid ka mid ah cajaladaha ay dhawaan soo saartay fartuun Birimo ee Bad baado


Mid ka mid ah dhalinyarada Musica u kala rogta Faruun Birimo oo wada fadhiya Studio

Gudaha Studio Waabari Canada sawir lagag qaaday fanaanada Fartuun Birimo, Akhristow fartuun birimo ayaa ah fanaanad somaliyeed gaar ahaan fanaaninti soo baxday wixii ka danbeyay Bur burkii dalkeena somaliya

Mohamed Tollman
superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Bandhiga Sawirada Iyo Todobaadkan FarTuun Birimo

Posted by on March 19, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: