RSS

Kooxda Chelsea Fc Oo Haatan u soo Jeesatay Horyaalka Dalka ENgland

19 Mar


Laacibinta kooxda Chelsea oo la filayo in dhawaan ay ka soo wada Noqdaan dhaawacyada ay ku maqanaayeen ee looga reebay Champon-Legue
waxaana la filayaa ciyaaryahano uu ka mid yahay Essian ay dib ugu soo laabtaan garoomada

Dharkani waa kuwa HOME loo yaqaan ee gurigeeda ay ku ciyaarayso kooxda Blues Chelsea Fc

Mar Hadii kooxda chelsea ka hadhay koobka champioska waxaa ay haatan u soo jeesatay koobka Horyaalka ee dalka waxaana ku haysta kooxda Man utd oo iyadu markii afaraad oo isku xigta damacsan in ay la dheelmato

Mohamed Tollman
superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Kooxda Chelsea Fc Oo Haatan u soo Jeesatay Horyaalka Dalka ENgland

Posted by on March 19, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: