RSS

Saaxiibada Iskugu dhow Qaranka England Ma Taqaan

19 Mar

Labadi ciyaar yahan ayaa waxaa ay yihiin kuwo inta badan iskaga dhow raga kale ee qaranka ku wada jiraan waxaana ay qaranka si isku xigta u laadaan darbada xorta ah ee Rigoorada

Lampard oo qabanaya howshii loogu tala galay dhaqaatirta gaarka ah ee Naadiyada maadama Qofka uu taakeeyay uu Yahay Gerrad


Ciyaartii Champios-Legue ee Ka dhacday guriga kooxda Chelsea ee La Qaateen kooxda Liverpool Fc sanadkii 2009 ee wareega Sideeda

Ciyaar yahanka Gerrad oo xanaaqay iloobayna saaxiibkiis markii Laga Reebay koobka Champions Legue 2009 waxaana uu dusha ka maray saxiibkiis Lampard Kaarka Jaalaha ee dignintana ku Qaatay

Hadaba waxaa loo Yaqaana saaxiibada iskugu dhoww ee dalka ENglad Qaranka ka wada ciyaara waxaana u soo dhow dhinaca saaxiibada Becham oo ah laacib ka tirsan laacibinta magaca leh

Mohamed Tollman
superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Saaxiibada Iskugu dhow Qaranka England Ma Taqaan

Posted by on March 19, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: