RSS

Kooxda Man Utd oo Hoganka La waregtay Chelsea oo Ku Ag dhacday Blacbon

21 Mar

Ciyaartani ayaa waxaa laga rabay kooxda chelsea in ay ka keento guul aad u wanagsan
maadama kooxda Kale ee ka koreysa ay Hogaanka La wareegtay Man utd


Drogaba ayaa goolka koowaad daah furan waana kubad uu ka helay Anelka
si kastaba ha ahaate waxaa soo bareejeyay ALHAJI Deof oo Ciyaarata ka dhigay 1-1 waqtigi loogu tala galayna sidaasi ayeey ku dhamaatay hogaanka waxaa caaqibadiisa la wareegtay Man Waxaana kaalinka labaad ku jira Arsenal iyadoo Chelsea Fc ay soo Ciriirsatay kaalinka sadexaad

dhinaca kale Torres waxaa uu Naxdin ku dilay Gool hayaha koxda Man Utd Vandersaar oo caawa uu gool aad u dheer Caaqibana lahaa ka dhaliyay meel sare ayuu ka galiyay Madax qurux badan


Goolka meel sare ayuu ka dhaliyay waana arinta layaabka leh in Ciyaar walba Goolkiisa uu Man Ku yeesho Tolow ma difaacyada ayaa Hurdeysnaa

waa Tahay waxaa sidoo kale guushii Liverpool Mar kaliya lugta ku dhagay Jo Sen Park oo gool teeto oo soo booda ah ka dhaliayay Liverpool taasi oo guusha gacanta ugu galisay Man Utd

OH!!!!!!!!!!! La yaab ayuu ahaa goolkaasi meel hoose ayuu ka dhaliyay waa nin cajiib ah inta badan lama soo safo Park laaaaaaaakin marka ay man la ciyaareyso Chelsea Iyo Liverpool ayaa la keenay oo guusha ayuu Meel fudud ka keenaaa

Mohamed Tollman
superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Kooxda Man Utd oo Hoganka La waregtay Chelsea oo Ku Ag dhacday Blacbon

Posted by on March 21, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: