RSS

Kooxda Real Madrid oo xalay cashar Bixisay Hogankana La wareegtay

21 Mar


Kooxda Real madrid ayaa waxaa ay xalay ka badisay kooxda kale ee Sportingjong oo dhawaan ka soo baxaday Seri B dalka Spain waxaana real ay u sahashay guushii Xalay in ay la wareegto Hogaanka dalka Spain

sida kale caawa waxaa balan san ciyaar kale oo Barcelona la qaadan doonto Zaragosa oo ay gurigeeda ugu Tagi doonto

Real Madrid 3-Sportigjong 0

Mohamed Tollman
superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Kooxda Real Madrid oo xalay cashar Bixisay Hogankana La wareegtay

Posted by on March 21, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: