RSS

Liverpool Galabta U Balansan Kooxda Man Utd

21 Mar


Kooxda Liverpool oo ciyaarihii Ugu danbeyay ka guuleysatay Manchester Utd ayaa galabta waxaa ay tagi doontaa guriga Man Utd ciyaar xiiso badan ayaana garoonkooda ka dhici doonta

AH AH AH AH AH AHA HAHHHHHH AH
!!!!! SAADAASHA WAA LIVERPOOL OO GULEYSATA!!!! BALSE WAX WALBA AYAA LA FILI KARAA!!!!!

ciyaartii hore guusha waxaa ay raacday kooxda Liverpool waxaa Goolkii ahaa Koornada uguna QUruxda badnaa dhaliyay Gerrad waa Na tan ee ARAG!!
Gookaasi waxaa dhaliyay Fabio Aurelio of Liverpool scores oo noqday kii ug u naxdinta badnaa ee ALEX XANJO oo ah Macalinka Man so mara

MOhamed Tollman
Superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Liverpool Galabta U Balansan Kooxda Man Utd

Posted by on March 21, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: