RSS

Carlo ANceloti oo sheegay in ay Ku Tashanayaan Guul CIyaarta Porthmoth

23 Mar


Iyadoo ciyaartii ugu danbeysay la hakiyay kooxda chelsea FC oo looga baahnaa in ay badiso ayaa haatan waxaa ciyaarta ugu soo horeysa la leedahay kooxda Pompey oo ah kooxda ugu hooseysa Horyaalka dalka ee Premierlegue

ANceloti iyo la taliyaha kooxda Chelsea dhinaca ciyaaraha ayaa isku raacay in laga maarmaan ay tahay guul maadama horyaalkii ay la wareegtay Kooxda Man Utd

mohmed Tollman
superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Carlo ANceloti oo sheegay in ay Ku Tashanayaan Guul CIyaarta Porthmoth

Posted by on March 23, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: