RSS

Branislav Ivanovic oo Garoomada ka maqnaan doona Mudo Bil Ah

26 Mar

Waa ciyaar yahan aad u shaqo badan oo waxaa taas tusaale ku filan waxaa uu booska ka baneystay Bosingwa oo mudo iska haysatay booska hada uu ka ciyaaro Branislav Ivanovic hase ahaate waxaa la is waydiinayaa cida buuxini ka rta ciyaar yahankaasi booskiisa

maadama Next week ay kooxda u kicitimi doonto Olltarfort oo ah kooxda Man gurigeeda

Ciyaarta ka horeysa ayaa waxaa guriga kooxda chelsea aimaan doona kooxada Aston-vila oo halkaasi ciyaar in ay ku badiisa doonaysa

ha yeeshe waxaa la filayaa in naadiga ay u soo bixi doonan ciyaar yahano kale oo dhaawac uga maqnaa sida Eisean iyo Cech oo ah Gool hayaha kooxda Chelse

Mohamed Tollman
superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Branislav Ivanovic oo Garoomada ka maqnaan doona Mudo Bil Ah

Posted by on March 26, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: