RSS

Kooxda PorthsMot oo xalay wacdaro Kala kulantay Cheelsea Fc Gurigeeda

26 Mar

Naadiga Portsmot oo iska liita marka la eego ciyaaraha Premier-legue ayaa xalay gurigiisa waxaa uu ku marti qaaday Chelsea oo horyaalka meel adag mareysaa waa kaalinka 3aad

Maadama uu naadigu yahay mid iib ah isla markaana lacago badan lagu leeyahay ayaa arintaasi waxaa ay sababtay in ay 4-0 ku soo dhamaato ciyaarta chelsea ay la qaateen

waxaana inta badan taagerayaasha Pompey ay ahaayeen kuwo faarujiyay garoonka daqiiqadiihii hore markii ay arkeen naadigooda Culeyska ka saaran Chelsea fc

Goolasha waxaa daah furay Drogba waxaana ay noqotay in in Maloda uu ku dabaal dago Goolasha oo 2 gool halkaa ka dhaliyo

hase ahaatte Lampard ayaa soo afmeeray goolasha chelsea fc oo ka dhigay 4-0 oo guusha ay ku raacday chelsea Fc

ciyaar gacanta la iskula tagay waxaa ay ka dhacday garoonka City Man ee kooxda Man city ka dib markii ay ku marti galisay Everton oo ah naadi adag Guusha oo ahayd mid looma qaaten ah waxaa ay 2-0 ku raacday kooxda Everton fc oo ah naadi waayadan danbe xaalkiisu adag yahay

Hase ahaate arinka xiisa badan ayaa ah markii ay Everton goolasha keensatay ayaa waxaa gacan iskula tagay Labada maclin ee naadiyadaan Waa Manceni iyo Miyones arintaasi ayaa waxaa qaladka dusha laga saaray Roberto Manceni oo la sheegay in dhiigu ku karsanaa isla markaasina xaaanaqsaan FA ayaa aka fariisanaysa srintaasi

Mohmed Tollman
Superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Kooxda PorthsMot oo xalay wacdaro Kala kulantay Cheelsea Fc Gurigeeda

Posted by on March 26, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: