RSS

Kooxda Chelse oo caawa ka Taqalustay Aston-Vila

27 Mar

Frank Lampard Oo Casharadiisa caawa laga Yaabay


Kooxada ayaa caaawa waxaa ay cashar lama ilaawaan ah u dhigeen kooxda Aston-Vila ciyaar la xiriiray Premier ciyaartaasi ayaa ka dhacday guriga chelsea FC

Maloda oo goolka labaad dhaliyay

|Ciyaarta marka ay bilaabanaysay waxaa la is lahaa kooxda Aston waxaa ay la soo bixi doontaa qaabkii lagu yaqaanay hase ahaate waxaa ay ku dhamaatay ciyaartaasi 7-1 oo guusha ku raacday chelsea fc

sidaas waxaa hogaanka ku haya kooxda chelsea oo caawa Goolal badan ku qabsatay iyo 3 dhibcood oo nadiif ah

hadaba waxaa taas ka sii cajiibsan kooxda ayaa waxaa ay la ciyaari doontaa naadiga Man Utd maalinta Sabtida

Mohamed Tollman
superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Kooxda Chelse oo caawa ka Taqalustay Aston-Vila

Posted by on March 27, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: