RSS

Ciyaar Xiiso Badan oo La Filayo in ay dhexMarto Chelsea Iyo Man UTd

28 Mar

Ciyaartani ayaa waxaa ay tahay mida lagu kala harayo oo naadigii Badiya uu la dheelman doono Koobka sanadkan ee Horyaalka Premir-legue

hadaba waxaa jira hadalo kala duwan oo la xiriira ciiyaartaasi waxaana jira saxaafada in ay ka murmeeyso cida badinayso

Hadaba marka laga soo tago joornada ka hadlaaya arimahaasi ayaa waxaa jirta in dhinaca kale ay ka doodayaan dhalinta iyagu Sportiga daawata ee ku sugan gudaha dalka somalia

Farxaan Muuse oo ah taagerayaasha chelsea Mudada dheer Taagerayay ayaa sheegay in ay tahay in ay guuleysato chelsea U tahay Iyagoo Koobka Qaaday

Yusuf Qoordheere Oo ah Fanska Man Utd ayaa sheegay in chelsea waligood ay ka badini jireen hadana ka badinayaan

SUperz09 waxaa uu leeyahay inagu waan ka aamusnay maxaa yeelay waxani ciyaar oo hadba meel u liicaysa waa HAGAG waana maalinta sabtida ee inagu soo fool leh Inshaa alah

Mohamed Tollman
Superz09@hotmail.com

Advertisements
 
1 Comment

Posted by on March 28, 2010 in Uncategorized

 

One response to “Ciyaar Xiiso Badan oo La Filayo in ay dhexMarto Chelsea Iyo Man UTd

  1. nuradiin

    March 31, 2010 at 09:11

    waryaa maxamed c/rashiid waxaan ku weydiinayaa websidkan ma waxaa iska leh chelsea ama waxaa iska leh dhamaan shacabka somaliyeed waa maxamy dee title kii sare waxaad soo gelisay sawirka chelsea xaga hoosana waxaad =ba ka soo buuxisay sawiraa chelsea marka shame on you

     
 
%d bloggers like this: