RSS

Arjen Roben oo dib ugu soo Laabtay Xerada Jimcsiga

03 Apr

Weraryahanka Baalaha ah ee kooxda Bayer MUnich Arjen ROben ayaa waxaa uu dib ugu soo laabtay goobta Jimicsiga ee kooxda Bayer Munich ee garoonka Arenya

robin ayaa waxaa uu ka maqnaa ciyaartii kooxda Man Utd la ciyaartay kooxda Munchen


Roben ayaa waxaa uu dib ugu soo laabtay garoonka Arena ee Kooxda Munchen waxaana la shaaciyay in uu joogi doono ciyaarta guriga Man Utd

Mohamed Tollman
Superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Arjen Roben oo dib ugu soo Laabtay Xerada Jimcsiga

Posted by on April 3, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: