RSS

Kooxda Arsenal Fc Ayaa xalay lagu Dubtay Camp New

07 Apr

Iyadoo lugtii hore lagu soo kala baxay garoonka Fly Emarat 2-2 ayaa xalay waxaa markeeeda kooxda Arsenal aaday garoonka Camp New ee Kooxda Barcelona

waxaana xalay ka dhacay in kooxda Barcelona wacdaro ka dhigtay garoonkeeda maadama ay ka maqnaayen ciyaar yahano badan oo difaacyo ka ahaa kooxdaasi

waxaa halkaasi wacdaro ka dhigay ciyaar yahan Messi oo ilaa tiro 4 Goal ah ka dhaliya kooxda Arsenal Fc

Hadaba Taagerayaasha kooxda Arsenal ayaa xalay bur buriyay Kuraas badan sida GentelMan oo xalay Laba kursi jabiyay Arsenal Waa Hadhay

Caawa ayaa ciyaar kale jirtaa waxaa garoonka Kooxda Man Utd ee asbuucii hore lagu soo dubtay ooo ay kaga soo badisay Kooxda Blues Chelsea Fc

Mohamed A Rashiid
Superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Kooxda Arsenal Fc Ayaa xalay lagu Dubtay Camp New

Posted by on April 7, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: