RSS

Kabtanka Liverpool Oo sheegay In Ay ka Adkaan doonan Chelsea Fc Todobadka soo socda

30 Apr

Kabtanka kooxda Liverpool Gerrad ayaa sheegay markii ugu horaysay in ay ka faa iideysan doonan ciyaarta dhawaan ay la qaadan doonan kooxda Chelsea

oo ah kooxda Hogaanka ingiriiska dhinaca horyaalka haysa

Waxaa uu ku jawaabay “ Haa waa jirtaa laakin naadi walba Hadaf u gooni ah ayuu wataa anaga waxaa naga Go’an sidaan ku gaari laheen Booska Kore ee Premier-legue Xaqiiqdii way jirtaa in wax walba ku xiran tahay xiliga ciyaarta dhaceyso hadana waxaan isleenahay waxba noo dhimi mayso kulanka Chelsea, waana sagootinaynaa sidii horayba aan uga badini jirnay”

Iyadoo ay sidaa jito ayaa waxaa maalinta khamista garoonka kooxda Liverpool ka dhici doonta ciyaar xiiso badan oo dhex mari doonta At.Madrid oo ka timid dalka spain iyo kooxda Liverpool oo marti loo noqon doono

Waxaase aan kala caden sida Liverpool ugu soo bixi karto wareeg dhamaadka ama Finalka koobka Yurub ee Europa League oo ay wada ciyaarayaan kooxdaa Atlantico Madrid oo iyadu garoonkeda Hal Goal kaga soo badisay Liverpool

Waxaana ciyaartaasi ugu xigi doona ciyaar kale oo kulul oo ay la qaadan doonan kooxda Chelsea oo ah mid si weyn isha loogu wada haayo

Mohamed A Rashiid
Superz09@hotmail.com

Waxaana uu maanta oo Arbaca ah Wargeska dhinaca Sportiga ee Thesun u sheegay in koox ahaan ay doonayaaan in ay ka badiyaan kooxda Chelsea

“Maha wax sahlan in aan ka badino Blues balse waxaa jira arimo badan oo ka jira kooxdayada gudaheeda waxaana ka mid ah sidaad ogtahay in aan ka maqanahay kaalintii aan ku laheen horyaalka dalka

Marka waxaa muhiim noo ah anaga kaalinka Afaraad”

Mar la weydiiyay Kabtan Gerrad in ay kooxda Chelsea ka Go’an tahay sidii ay uga badini laheed kooxda Liverpool marka la eego Horyaalka oo ku xiran ciyaartaasi,

Advertisements
 
Comments Off on Kabtanka Liverpool Oo sheegay In Ay ka Adkaan doonan Chelsea Fc Todobadka soo socda

Posted by on April 30, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: