RSS

Forlan Oo daneynaya In uu dib Ugu laabto premi-erlegue

12 Jun

Bosaso:Uruguay Diego Forlan ayaa sheegay in koobkan ay fursad u siin doono in uu dib ugu laabto horyaalka Ingiriska oo waayo uu ku sugnaa.

Forlan oo 27 kulan oo uu Manchester utd u saftay ayaa u dhaliyay hal gool.

Xidigii hore ee naadiga Man utd Forlan ayaa waqti adag ku soo qaatay horyaalka Ingiriiska waxaana uu ku biiray horyalka Spain isagoo dib u soo ceshaday sumcadiisa dhalinta goolasha waxana uu qaaday gool dhalinta horyaalka Spain.

Advertisements
 
Comments Off on Forlan Oo daneynaya In uu dib Ugu laabto premi-erlegue

Posted by on June 12, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: