RSS

Joe Cole Oo sheegay In uu ka Baxsanayo Libaaxyo Buuxa dalka Koonfur Africa

12 Jun

Bosaso; Joe Cole ayaa sheegay in uu isaga tagaayo xulka wadanka ingiriska kadib markii labo saxafi ay weerareen xayawaanaad ku sugan gudaha koofur Afrika.

Xidiga qadka dhexe wadanka Ingiriska Cole ayaa jimcihii uu indha saaray Maroodiyayaal,Libaaxyo,Dameer Farow iyo bahalo kale.

Superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Joe Cole Oo sheegay In uu ka Baxsanayo Libaaxyo Buuxa dalka Koonfur Africa

Posted by on June 12, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: