RSS

Ciyaaryahanada Qaramada Aduunka Oo La Yaaban Bar Yaraanta Messi

13 Jun

Galkacyo: Xidigaha xulka wadanka Argentina ayaa ka wal walsan jab yaraanta Laacibka adduunka Lionel Messi kulanka ay la cayaarayaan dalka Nigeria.

Xidiga 22 jirka ahna laacibka yurub iyo caalamka Messi oo caato ah
ayaa wajahaya xulka reer Afrika kuwaas oo xoogan waxaana Juan Sabastian Veron uu leeyahay in looga baahan yahay xidig kasta oo xulka Argentina in uu qaado mas’uuliyadda xulkaas isla markaana ay taageeraan ama ay caawiyaan Messi.

C/casiis Isxaaq
X Galkacyo

Advertisements
 
Comments Off on Ciyaaryahanada Qaramada Aduunka Oo La Yaaban Bar Yaraanta Messi

Posted by on June 13, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: