RSS

18 Jun

Carta:Xulka Argentina ayaa si sharaf leh uga badiyey qaranka Kuuriyada Koofureed oo ay 4-1 ku duugeen iyagoo 6 dhibcood ku hogaaminaya guruubkan.

Gooldhaliyaha qaranka Argentina Higuain ayaa dhaliyey 3 ka mid ah goolasha Argentina halka goolkii 1aad ee ay hogaanka cayaarta ku qabteen uu ahaa mid ay iska dhaliyeen Kuuriyaanka.

Xidigaha Argentina oo kulankan aad uga gacan sareeyey xulka Kuuriya ayaa lug kula jira wareega 2aad inkastoo weli midkastoo ka mid ah afartaan dal uu soo bixi karo ama ka hari karo wareega 16ka.

Sakariya Axmed Cali
superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on

Posted by on June 18, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: