RSS

Mohamed A Rashiid Mohamud

13 Jul

Mohamed A Rashiid Mohamud

Mohamed A Rashiid Mohamud Waa wiil dhaliyaro ah waxaana uu ku dhashay Magalada Mogdisho 27 LuuLYo 1986 waxbarashadiisa Hoose dhexe waxaa uu ku dhameystay Degmada Lafoole ee Gobolka SHabellaha Hoose

Qaybtii danbe ee waxaa uu soo waregay Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaana uu kaga Baxay dugsiga sare ee Omar Samatar sandkii 2008

Taqasuskiisa waa Qaybaha Korontada, Saxaafada iyo arimo kale oo badan waxaana uu haaatan ka soo shaqeyay Idaacada kala ah Radio Hage Gaalkacyo, Radio Gaalkacyo, iyo Imika oo ka howlgalo SBC Radio

hadaba waxaa haatan intaas ku ekeynanaa qaybtii koowaad ee Taariikhdaasi Kooban ee MOhamed A Rashiid MOhamud

MOhamed A Rashiid MOhamud

Advertisements
 
Comments Off on Mohamed A Rashiid Mohamud

Posted by on July 13, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: