RSS

Mohamed A Rashiid Oo Ka Digay Tacadiga Saxaafada

04 Jan

Mohamed A Rashiid Oo ku sugan Kampala ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada dhinaca Saxaafada ee dalka ka jira.

Waxaana uu ugu yeeray in ay tahay mid Aad u liidata dhinaca xoriyada saxaafada.

Mohamed A Rashiid oo ka soo Shaqyay warbaahino badan sida Radio Gaalkacyo,SBC Radio, Codka Nabada Radio iyo Idaacada Daljil ayaa waxaa uu dhaliilay Dhibaatda haysta Saxaafada.

Mohamed A rashiid oo haatan Ku sugan Magalada Juba ee xarunta Koonfurta Sudan ayaa qiray Farsamada xun ee heysta saxaafada soomalia.

Advertisements
 
Comments Off on Mohamed A Rashiid Oo Ka Digay Tacadiga Saxaafada

Posted by on January 4, 2012 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: